Tag: Maraykanka

Maraykanka oo sheegtay inuu duqeyn ku dilay 37 Al-Shabaab deegaan ku dhow Xaradheere

War ka soo baxay ciidamada Maraykanka gaar ahaan qeybta Afrika ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya ciidamada dowlada Soomaaliya ay duqeymo ka fuliyeen deegaanka Dabad Shiil oo ku dhow degmada Xaradheere ee gobolka Mudug. 

Labo cirbixiyeen oo ka badbaaday dayaxgacmeed cillad gashay

Labo cirbixiyeen oo u kala dhashay dalalka Ruushka iyo Maraykanka ayaa si dirqi ah ugaga soo badbaaday kadib markii dayaxgacmeed ay saarnaayeen hawada sare cillad ku qabsatay. Wararka ayaa sheegaya in cirbixiyeenadan ay ku soo badbaadeen kadib markii qalab yar oo badbaadada loogu talogalay uu dhulka ku soo celiyay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS