Tag: Man

Man United vs Chelsea 1-1 Van Persie oo guuldaro ka bad baadiyay Manchester (Sawirro)

Kooxda Manchester ayaa ilaashatay sumcada garoonkeeda Old Trafford oo ay ku sigatay in looga badiyay, iyadoo Van Persie uu ahaa geesigii kooxdiisa ee guuldarada ka bad baadiyay dhamaadkii ciyaarta, xilli Chelsea ay filaneysay inay saddex dhibcood ka qaadato Manchester.

Man Utd oo ah Koox ka dhisan wadanka Ingiriiska oo la filayo in ay manta shaaciso saxiixa Di Maria

Kooxda Man United ayaa la filayaa inay  maanta ku dhawaaqi doonto  saxiixa Di Maria. Real Madrid iyo Man united ayaa hore uga heshiiyay saxiixa Di Maria waxayna Man united kula soo wareegaysaa lacag rekoor jabis ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS