Tag: Malyan

Qaxootiga Soomaalida ee dibadaha ku dhaqan oo hal milyan gaaray

Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool waddamada geeska Afrika ay kor u dhaafeen hal malyan oo ruux.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS