Tag: Malta

Muwaadin Soomaaliyeed oo maxkamad ku taal Malta ku qirtay inuu yahay dambiile kadibna racfaan ka qaatay xukunka

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku nool jasiirada Malta ayaa la soo taagay maxkamad isagoo lagu soo eedeeyay haysashada maandooriye ayaa ka horqirtay maxkama in uu dambi galay hase ahaatee waxa uu xukunkii lagu riday ka qaatay racfaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS