Tag: Maleesiya

Malaysia oo xirtay nin xubin ka ah Al-Shabaab

Ciidanka la-dagaallanka argagixisada ee dalka Malaysia ayaa sheegay inay shalay xireen nin Soomaali ah oo 34 jir ah, oo xiriir la leh Al-Shabaab.

Boqorka Wadanka Malaysia oo Waraaqaha Safiirnimo ka Guddoomay safiirka Soomaaliya ee Dalkaasi +Sawiro

 Boqorka Wadanka Malaysia Sultan Abdul Halim Mu'adzam Shah ayaa waraaqaha Safiirnimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya uu fadhiya Dalka Malaysia Mr. Nuur Farah Hersi, oo u wehliyo Qunsulka guud ee Safarada Somaliyeed Mr. Jabril Mohamed Sheikh Osman. 

Fwd: Safarada Somaliyeed Ee Malaysia Oo Xariga Ka Jadhay Iskuulkii Ugu Horeyay Oo Ay Somali Leedahay

Munasabad lagu daah furayay madaraso u qaas ah jiilka somaliyeed ee dalka Malaysia ayna soo qaban qabiyeen aqoonyahano somaliyeed ayaa lagu qabtay mid ka mid ah xafadaha ay aadka ugu badan yihiin somalida ee Dalka Malaysia.

Ardayda Somaliyeed Ee Malaysia Oo Hogaan Cusub Doortay

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay laguna dooranayay gudoonka cusub ee midowga ardayda somaliyeed ee dalka Malaysia sanada 2014-15 ayaa barqanimadii maanta ka dhacdaay agagaarka xaafada somalida ugu badan tahay dalka Malaysia ee Melati Impian gaar ahaan hall-ka Melati Imbian.

Daawo Sawirada arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay jaamacadaha dalka Malaysia

Tiradii Ugu Badnee abid arday somaliyeed ee Mar qura ka wada qalin jabiya mid ka mid ah jamacadaha ugu wayn dalka Malaysia ayaa waxa ay ka qalin Jamacada University Utara Malaysia “UUM”, Ahna jamacada ugu badan ee soo saarta waxna ay ka bartaan somalida ugu badan ee dalka Malaysia wax ka barta . 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS