Tag: Mahiga

Danjire Mahiga :Dowladda Soomaaliya caqabado badan, ayaa hor yaalla

Danjiraha QM u qaabilsan Soomaaliya ee xafiiska dhawaan ka tagaya Agustine Mahiga, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliy ay horyaallaan caqabado badan, oo ay ka mid tahay abuuritaanka ciidamo awood u yeesha la dagaalka al-Shabaab, si dalka nabad iyo xasillooni loogu soo celiyo.

Madaxda dowladda iyo Mahiga oo arrimo ka shiray

Danjiraha QM Soomaaliya u qaabilsan Augustine Mahiga, ayaa sheegay in madaxda dowladda Soomaaliya uu kala hadlay sidii la isaga kaashan lahaa maamul u sameynta gobolladii dhawaan laga saaray al-Shabab iyo dhaqan celin loo sameeyo  maleeshiyaadka Shabaab ka soo goosta.

Mahiga oo ammaanay AMISOM, kana hadlay qodobbo kale

Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobayh u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, dajire Augustine Mahiga oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay howgallada ciidamada AMISOM iyo dhismaha xukuumadda Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS