Tag: Mahadaay

Maamulka degmada Mahaday oo ku eedeeyay hay’adaha samafalka waxqabad la’aan (Sawiro)

Maamulka degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe ayaa eedeyn u soo jeediyay hay’adaha samafalka ee ka howlgala gobolka iyagoo ka codsaday Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Dowlada Federalka in ay guddi xaqiiqo raadis ah u soo dirto degmada Mahaday  oo saameyn weyn ay ku yeesheen roobabka deyrta.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS