Tag: Mahad

Xildhibaan Mahad Salaad “Isbitaalada Madiina iyo Digfeer waxaa yaalla meydadka 230 qof”

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in tirada dadkii ku dhintay qaraxii waxashnimada ahaa ee shalay ka dhacday magaalada Muqdisho ay ka badan tahay 200 ruux.

Xildhibaan Mahad Salaad “Dalkaan laguma maamuli karo Wareegto iyo War saxaafadeed”

 Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si adag uga fal celiyay go’aanada ay soo saaraan hey’adaha amniga dalka, isagoo tilmaamay in dalkaan aan lagu maamuli karin wareegto iyo War saxaafadeed.

Guddoonka Baarlamaanka oo soo saaray qaraar ku saabsan Amniga dalka

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaraar ku saabsan Amniga dalka, kadib kulamadii Baarlamaanka ee lagu weydiinayay su’aalaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Mas’uuliyiinta Hey’addaha Ammaanka dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS