Tag: Madaxwenaha

Madaxweyne Xasan oo xalay gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaaladda Qaahira ee dalka Masar kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalka Masar Abdulfatah Al-Sisi.

M/weynaha Somalia oo ku baaqay in Masuq maasuqa la Cirib tiro

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay sidii loo Cirib tiri lahaa Musuq maasuqa ka jira Hay’adaha Dowladda Soomaaliya islamarkaana Mas’uul iyo Shacab loo baahan yahay in  meel looga soo wada jeesto.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS