Tag: Madaxtooyo

Gawaari, agab iyo hub lagala baxay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia

Hanti isugu jirta gawaari, agab kala duwan, iyo hub ayaa la sheegay in lagala baxay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo labadii maalmood ee la soo dhaafay ay si xooggan u socotay arrintan.

Madaxda dalka oo maanta Saxiixaya Maamul loo dhisayo Gobolada Dhexe

Warar ay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ka heleyso Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxda Dowladda Soomaaliya ay goor dhaw  saxiixayaan  Maamul loo dhisayo Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya oo dhul ku wareejisay Ingriiska si ay safaarad uga dhigtaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa ku soo dhaweeyey Xarunta Villa Somalia Wafdi ka socday United Kingdom (UK) Kuna wareejiyay dhulkii ay ka dhisan lahayeen Safaaradooda cusub.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxtooyada ku qaabilay wasiirka arrimaha dibbadda Talyaaniga

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa Villa Soomaaliya ee Muqdisho kula kulmay wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga Julio Mario Terzi. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS