Tag: Madaxtinnimo

Musharixiin ka gudbay sharuudaha oo la shaaciyay

Guddiga doorashada madaxtinnimada dalka Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday illaa iyo shan musharax oo ka mid ah 31 musharax oo soo gudbiyay araaji’dooda u tartamidda xilka madaxtinnimada, ay ka gudbeen sharuudihii la hordhigay.
Afhayeenka guddiga doorashada madaxtinnimo
Valid XHTML 1.0 Valid CSS