Tag: Madaxtinimo

Uhurru Kenyatta oo maxkamadda sare ee Kenya ay ayidday madaxtinnimadiisa

Maxkamadda sare ee dalka Kenya, ayaa go’aan ka gaartay doorashadii madaxtinnimada dalka Kenya ee horraantii bishan March ka qabsoontay waddanka Kenya, taas oo markaasi al shaaciyay in uu ku guuleystay guddoomiyaha isbaheisga Jubilee ee Uhuru Kenyatta.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS