Tag: Madaafic

Weerrar madaafiic ay dad ku dhaawacmeen oo xalay Afmadow lagu qaaday

Ugu yaraan inta la xaqiijiyay lix ruux oo rayid ah, ayaa ku dhaawacantay weeraro madaafiic loo adeegsaday oo xalay lagu qaaday degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS