Tag: Mac-had

200 oo arday oo caafimaad ka dhameystay Balad-xaawo

Munaasabad ay ku qalan jabinayeen arday gaaraysa laba boqol oo ruux oo bartay maaddada caafimaadka ee dugsiga Ramadan, ayaa lagu qabtay maanta Hotelka Col-ujoog ee degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS