Tag: Maamulo

Maamulo KMG ah oo loo sameeyo deegaanno ka mid ah Galgaduud

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Md. Cabdi Kariin Xuseen Guuleed, ayaa maamulo KMG ah u magacaabay degmooyin iyo deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS