Tag: Maali

Tirada dadka ku dhintey weerar lagu qaaday hotel ku yaal dalka Mali oo gaartay 27 ruux (Sawiro)

Kooxo hubeysan oo gudaha u galay hotelka Radisson Blue  magaalada Bomako dalka Mali ayaa la sheegay in ay dileen 27 ruux kadib markii ay afduubteen illaa iyo 170 ruux oo hotelka degenaa.

Dabley hubeysan oo weeraray goob lagu caweeyo oo ku taal Caasimada Mali ee Bamako

Dabley looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxaha Islaamiyiinta ka dagaalamaya Mali ayaa xalay saqdii dhexe weeraray goob lagu caweeyo ku taal magaalada Caasimada ah ee Bamako.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS