Tag: Maalgashi

Shir looga hadlayay maal-gashiga Soomaaliya oo Neyroobi lagu soo xirey (Sawirro)

Shir looga haldayay dib u dhiska iyo maalgashiga Soomaaliya oo labo maalmood socday ayaa shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo amaan u jeediyay ganacsatada maal-gashaneysa dalkooda

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Md. Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in hadda ganacsatada Soomaaliyeed ay u soo jeesteen qaarkood inay maalgashtaan dalkooda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS