Tag: MUBARAK

Ciid wanaagsan, Ciid Mubaarak!

Muslimiinta caalamka meel kaste oo ay joogaan, waxay maanta u dabaal dagayaan maalintii koowaad ee Ciiddul Ad-xaha, ee Ciid weyneyda ah, waxana Soomaaliya maanta looga ciiday si weyn.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS