Tag: MSF

Hay'adda MSF oo dib howlaheedii uga bilaabeysa Soomaaliya

Hay'adda dhaqaatiirta aan Xuduuda lahayn ee MSF ayaa heshiis ay dib ugu bilaabayso Mar kale adeegyadeedii Caafimaadka la saxiixatay maanta wasaarada caafimaadka dowlad goblleedka Puntland.

Dab baabi’iyay Dawo iyo Qalab Caafimaad oo ay lahayd Hay’adda MSF

Bakhaar ay hay’adda MSF ku kaydsan jirtay qalabka caafimaadka iyo dawooyinka ayaa waxaa baabi’iyay dad ka kacay shalay gellinkii dambe, sida uu sheegay sarkaal u hadlay hay’adda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS