Tag: MQ

Ciidamada Ilaalada Qaramada Midoobay oo howshooda ka billaabay Muqdisho

Ergeyga Qaramada Midoobay ee arrimaha Somalia, danjire Nicholas Kay ayaa guddoomiyay kulankii ay sida rasmiga ah howshooda ugu billaabayeen ciidamada Ilaalada Qaramada Midoobay ee Muqdisho, kuwaasoo ka socda dalka Uganda.

Danjire Kay oo ka hadlay shirarka kala duwan ee Baydhabo ka socda

Hadal qoraal ah oo uu soo saaray danjiraha UN-ka ee arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayuu kaga hadlay shirarka maamul-dhisidda ee ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS