Tag: MOOSHIN

Guux ku aadan Mooshin laga wado Madaxda dowladda oo soo shaac baxay

Waxaa maalmihii la soo dhaafay isa soo taraya guux ku aadan Mooshin laga diyaarinayo Madaxda sare ee dowladda, iyadoo ololaha iyo diyaar garowga mooshinka oo markii hore ku bilowday si hoose, waxaa uu haatan u muuqdaa mid banaanka u soo bixi rabo.

Xildhibaanno wada Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaare C/wali

Iyadoo uu soo ifbaxay Khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare C.wali Sheikh Axmed,kaas oo salka ku haya Arrimo dhowr ah oo ay kamid tahay Isku Shaandheyntii Ra’iisul Wasaaraha uu ku sameeyay Qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa waxaa soo baxaaya Warar sheegaya in Xildhibaano Baarlamaanka kamid ah ay wadaan Mooshin ay ku doonayaan in ay ku ridaan Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS