Tag: MARKO

Faah Faahin: AMISOM oo Duqeymo ka fulisay Duleedka Magaalada Marka

Wararka aanu ka heleyno Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in bartamaha magaalada Marka Qarax Miino lagula eegtay Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada AMISOM.

Dowladda Soomaaliya oo ciidammo amniga suga geystay Magaalada Marka

Dowladda Soomaaliya ayaa ciidammo isugu jira booliis iyo nabadsugid geystay degmada Marko ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaa oo toddobaadkii hore ay ku dagaalameen malleeshiyo beeleedyo iska soo horjeeda.

Gudoomiyaha Magaalada Marka oo markii ugu horeesay shaaca ka qaaday in uu iska casilayo xilka uu hayo hadii …

Gudoomiyaha Magaalada Marka Maxamed Cusmaan Yariisow oo lagu eedeenayay in uu ku lug lahaa dagaalada soo noq noqday ee ka dhacayay Magaalada Marka iyo deegaano kale oo hoostaga ayaa shaaca ka qaaday in uu xilkaasi iska casilayo hadii uu xalka ku jiro.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS