Tag: MARKA

Iska hor imaad Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex maray Marka

Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose. 

Dagaalo culus oo Ciidanka xoogga dalka iyo Al-Shabaab ku dhex maray Marka

Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada xoogga dalka iyo Al-Shabaab uu ka dhacay xaafado duleedka ka ah magaalada Marka. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS