Tag: Lo

Markab Saaka Dekedda Muqdisho ka qaaday Kun Neef oo Lo’ah

Xoolahaan Nool Ee Loda ah oo gaaraya 100 Neef ayaa waxaa Marsada Magaalada Muqdisho  ka qaaday Markabka NV Golden Sky oo isagu ku sii jeeda wadanka Cumaan Halkaa oo loo Iib geeyay Xoolahaas oo Gobolada Koofurta Soomaaliya laga keena Gnaacsato Soomaaliyed ayaana Dhoofinta Xoolahaan isku howshay waxaana Dhoofinta xoolahaas Goob jog ka ahaa wasiirkii hore Ee Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa iyo wasiirka Cusub.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS