Tag: Linda

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka oo maanta soo gaartay magaalada Muqdisho

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha dibada Mareykanka ee u qaabilsan Afrika Linda Tomas ayaa maanta soo gaartay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, iyadoo xilligan kulamo kula leedahay garoonka diyaaradaha Madaxda Dowladda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS