Tag: Liberia

George Weah oo loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Liberia (Sawirro)

Ciyaaryahankii hore George Weah ayaa maanta loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Liberia, kaddib munaasabad ay ka qeyb galeen tobanaan kun oo ka dhacday garoon kubadda cagta ee magaalada Monrovia.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS