Tag: Lafoole

In ka badan 10-ruux oo ku geeriyootay qarax miino ka dhacay duleedka Muqdisho (Sawirro)

Wararka ka imaanaya deegaanka Lafoole ee dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya in qarax miino kuwa dhulka lagu aaso uu qabsaday gaari kuwa dadweynaha ee loo yaqaano BL-ka, kaasoo gebi ahaanba bur buray.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS