Tag: Lacagta

Dib u habaynta Lacagta Shillin Soomaaliga iyo soo daabicida lacag cusub oo laga hadlay

Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Guddiga Maamulka Maaliyadda ee dowladda Soomaaliya iyo khubaro ka socota hay’ada lacagta IMF ayaa looga dooday qaabka ugu haboon ee lacag shilin Soomaali ah dalka loogu samayn lahaa, dhibaatooyinka ka dhalan kara hadii la soo daabaco lacag been abuur ah iyo wada tashi balaaran oo laga yeesho habka loo wajahayo samaynta lacag shilin Soomaali ah oo cusub.

Hoos-u-dhaca Qiimaha Shillinka Soomaaliga oo walaac xooggan laga Muujiyay

Guddiga maaliyadda baarlamaanka Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay qiimo dhac ku yimid shillinka Soomaaliga, iyadoo walaacan imaanayo xilli ay sii dhamaanayso lacagta shillinka ah ee laga istcimaalo Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS