Tag: Lacago

Puntland oo ku amartay in lacagaha shilin Soomaaliga ah laga rarin deegaannadooda

Maamulka Puntland ayaa ka digay in deegaannadiisa laga dhoofiyo lacagta shilin Soomaaliga kaddib hoos u dhac ku yimid sarrifka lacagta doollar iyo kororka qiimaha la kala siisto maciishadda magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS