Tag: Laascaanood

SAWIRRO: Madaxweynaha Somaliland iyo Wafdi uu Hor-kacayo oo Maanta Gaaray Laascaanood

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Waxaana Wafdigan markii ay soo gaareen deegaanka Ardhi-cadeeye oo 30-km Waqooyi ka xiga Magaalada Laascaanood dhagax-dhigeen waddo laami ah oo isku xidhi doonta Deegaannada Adhi-cadeeye iyo Xuddun, taasoo dhererkeedu yahay 80-km.

Somaliland oo 25 nabadoono ku xirtay magaalada Laascaanood

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Somaliland ay xabsiga dhigeen illaa 25 Nabadoono ka soo kala jeeda beelo dhowaanahan ku dagaalamayay deegaanka Dharkeyn-Geenyo iyo deegaano kale.

Ciidamada Soomaaliland oo Dad ku qab qabtay Laascaanood

Ciidamada Maamulka Soomaaliland ee ku sugan Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya  in Howlgallo Ciidamada Maamulka ay Magaalada ka Sameeyeen lagu soo qab ilaa 10 Ruux oo ka shaqeenayay Falal Amaan daro.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS