Tag: Kuuriya

Madaxweynihii hore ee Koofur Kuuriya oo lagu xukumay 24-sano oo xabsi ah

Madaxweynihii hore ee Koofur Kuuriya Park Geun-hye ayaa lagu xukumay 24-sano oo xabsi ah, kaddib markii lagu helay kiisas culus oo ah laaluush, musuq maasuq iyo ku tagri fal awoodeed, intii ay xukunka heysay.

Xiisad dagaal oo ka dhex taagan labada Kuuriya, markii madaafiic is dhaafsadeen

Xiisad dagaal ayaa ka dhex taagan dalalka Koofurta Kuuriya iyo Waqooyi Kuuriya, kuwaasoo aan in muddo ahba xiriirkooda wanaagsaneyn, iyadoo maalintii shalay ciidamada labadaas dal ay tiro madaafiic ah isku dhaafsadeen xuduuda.

Safiirkii Mareykanka u fadhiyay Koofur Kuuriya oo Tooreey lagu dhaawacay (Sawirro)

Nin ku hubeysan Mindi ayaa dhaawacay Safiirka mareykanka u fadhiya Koofur Kuuriya Mark Lippert, kaasoo ay dhaawac ka soo gaareen gacanta bidix iyo wajiga.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS