Tag: Kudhaa

Ciidanka Maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM oo la wareegay jasiirada Kudhaa

Ciidamada maamulka KMG ah ee Jubbaland oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa subaxnimadii hore ee saaka gudaha u galay Jasiiradda Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ay gacanta ku hayeen xoogag ka tirsan Al-shabaab.

Ciidamada dowladda oo Kudhaa la wareegay

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaabaya kuwa Kenya, ayaa la wareegay maanta deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubada Hoose, halkaas oo ay ku xoog badnaayeen muddo sanada ahba kooxda al-Shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS