Tag: Kormeer

Wasiirka arrimaha gudaha iyo saraakiil kormeeray xalay Isgoysyo ku yaalla Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Md. C/kariin Xuseen Guuleed iyo xubno saraakiil ciidan ah, ayaa xalay waxay kormeereen isgooyso ku yaalla Muqdisho, si bal ay u qiimeeyaan howsha ay ciidamada ammaanku  ka wadaan halkaasi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS