Tag: Koofurta

Dagaal u dhexeeya ciidamada dowlada Koofurta Sudan iyo mucaaradka oo ka dhacay Malakal

In kabadan 50 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen dagaal culus oo ka dhacay dibedda magaalada Malakal ee ah magaalada labaad ee ugu weyn dalka Koofurta Sudan.

Reik Machar oo loo magacaabay Madaxweyne kuxigeenka Koofurta Sudan

 Madaxweynaha Koofurta Sudan Salva Kiir ayaa Madaxweyne kuxigeen u magacaabay ninkii uu loolanka siyaasadeed kala dhaxeeyay Reik Machar ee ahaa hogaamiyaha Mucaaradka.

Magaalada Juba ee Dalka Koofurta Sudan oo mar kale Dagaal ka qarxay

Iska hor imaad ayaa dib ugu bilowday caasimada Juba ee Koofurta Sudan, halkaasoo dhamaadkii sanadkii hore uu ka dhacay isku daygii la doonayay in lagu afgambiyo Madaxweynaha Sudan Salva Kiir, kaasoo horseeday dagaalo ku baaha gobolada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS