Tag: Koobka

Sidee wareegga 8-da la isugu soo beegmay Tartanka Koobka Adduunka

Waxaa xalay la soo gabagabeeyay ciyaartii u dambeysay ee wareega 16-ka, iyadoo xulka Ingiriiska uu rigoorayaal ugu soo baxay wareegga 8-da , kaddib markii uu ka adkaaday xulka Colombia. 

Xulka Portugal oo markii u horeysay ku guuleystay Koobka Qaramada Yurub (Sawirro)

Xulka Portugal ayaa xalay markii u horeysay ku guuleystay Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016, kadib markii ciyaartii Finalka 1-0 uga badiyeen xulka Faransiiska oo Tartankan marti gelinayay.

Messi oo ka fariistay ciyaaraha Caalamiga, markii uu ku fashilmay Copa America

 Lionel Messi oo shan jeer ku guuleystay Laacibka Adduunka ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha Caalamiga, kadib markii xalay xulkiisa uu ku guuldareystay inuu qaado Koobka Qaramada Latin America ee Copa America.

Ivory Coast iyo Ghana oo u soo baxay Sema Final-ka Koobka Qaramada Afrika (Sawirro)

Xulalka Ivory Coast iyo Ghana ayaa xaqiijiyay u soo bixidooda Sema Finalka Koobka Qaramada Afrika, kadib markii ay ka kala badeen xulalka Algeria iyo Guniea.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS