Tag: Kismaayokulamakasocda

Madaxda dalka oo kulamo kala gaar gaar ah ku leh magaalada Kismaayo

 Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka soconaya diyaargarow ay madaxda shalay ka qeybgashay caleemasaarka madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan ugu diyaargaroobayaan wadahadalo fool ka fool ah oo madaxda maamul goboleedyada iyo madaxda dowlada Federalka ay yeelanayaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS