Tag: Khartuum

Soomaaliya iyo Sudan oo kala saxiixday heshiisyo dhowr qodob ka kooban (Sawirro)

 Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Sudan Cumar Xasan Albashiir oo si wadajir ah saxaafadda ula hadlay ayaa bogaadiyey wada-xaajoodyada ku aaddan iskaashiga Soomaaliya iyo Sudan, iyaga oo dhabbaha u xaaray heshiisyo taariikhi ah oo ay wada saxiixdeen labada dowladood.

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Sudan (Sawirro)

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Jen, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kula kulmay magaalada Khartoum Taliyaha Booliska dalka Sudan, iyagoo ka wada hadlay wada shaqeynta labada dhinac iyo arrimo kale.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS