Tag: Khadiija

Khadiijo M. Diiriye “Mooshinka waa Cadeynta Xasaanada ay leeyihiin Xildhibaanada”

Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa faah faahin ka bixiyay mooshin ay gudbiyeen Guddoonka Baarlamaanka, kaasoo ah soo jeedin ku saabsan cadeynta Xasaanada Xildhibaanada Baarlamaanka.

Khadiijo “Soo jeedintii 14-ka Wasiir ee ah in Ra’iisul Wasaaraha is casilo waa ku xadgudub xuquuqda aadanaha”

Wasiirada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in aanay ka mid aheyn Wasiiro ka tirsan Xukuumada oo maalmo ka hor u soo jeediyay Ra’iisul Wasaaraha inuu is casilo, kadib markii uu xoogeystay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, kaasoo saameeyay Hey’adaha dowladda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS