Tag: Khaalid

Somali British u dagaalamayay Daacish oo weerar ismiidaamin ka fuliyay Ciraaq

Somali Brtish ka bar bar dagaalamayay Kooxda Daacish ayaa weerar is qarxin aad u ba’an ka fuliyay agagaarka magaalada Ramadi ee dalka Ciraaq, halkaasoo Kooxda IS ay difaacanayaan.

Khaalid Cumar “Waxa wada hadlaya waa Soomaali, ma ahan in Ajnabi loo yeero sidii labo dal oo kale”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada Soomaaliya Khaalid Cumar Cali ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray Maamulka Somaliland ee ahaa in aanay marnaba la fariisan doonin Soomaaliya ilaa ay Beesha Caalamka goob joog ka noqoto wada hadalada labada dhinac.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS