Tag: Kerry

John Kerry oo garoonka Muqdisho kula kulmay Madaxda dowladda iyo kuwa Gobolada (Sawirro)

Xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka John Kerry oo maanta safar gaaban oo aan horay loo sii shaacin ku yimid magaalada Muqdisho ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula kulmay madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyada, iyadoo Xoghayuhu ka dhoofay Muqdisho kadib labo saacadood oo uu ku sugnaa.

John Kerry oo ka digay taageerada Iiraan ay siineyso Xuutiyiinta Yemen

Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka John Kerry ayaa ka digay in Iiraan ay taageero u fidiso Jabhada Xuutiyiinta Yemen, xilli isbaheysiga uu hogaaminayo Sacuudiga ay duqeymo galay todobaad labad wadaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS