Tag: Kenyatta

Uhurru Kenyatta oo helay codadkii laga rabay musharraxa noqonaya Madaxweynaha Kenya

Tirintii codadka doorashooyinka Kenya ka dhacay 4tii March ee 2013, ayaa xalay la soo gaba gabeeyay, iyadoo codadkii loogu tala galay in uu musharaxa noqonaya madaxweynaha uu helay wiilka madaxweynihii hore ee Kenya ee Uhurru Kenyatta, kaas oo la yimid  6,173,433 oo cod ee codadkii la dhiibtay oo ahaa 12,338,667.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS