Tag: Keayting

Keating; Alshabaab waxa ay u baahan yihiin”Macmacaan iyo Ul”

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa sheegay in sida loogaga guuleysan karo Alshabaab ay tahay in afka “wax macaan loo geliyo lana garaaco”taasoo ay ka mid tahay in wadahadal dhinaca siyaasada ah lala yeesho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS