Tag: Kanada

Dowladda Kanada oo shaacisay inay Malaayiin Doollar ku bixinayso xoojinta Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Dowladda Kanada ayaa sheegtay inay ku bixinayso shan milyan oo doollar xoojinta howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), iyadoo tallaabadan ay kusoo beegmayso xilli weerar ay Al-shabaab ku qaadday dhisme ganacsi oo ku yaalla magaalada Nairobi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS