Tag: Kalsoonida

Raysal wasaare Saacid oo kalsoonida baarlamaanka helay

Raysal wasaaraha dalka Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa codka kalsooniada ka heley maanta baarlamaanka dalka Soomaaliya, waxana la filaya in dhawaan uu soo dhiso xukuumadda uu hoggaamin doono.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS