Tag: Kalluumeysi

Somaliland oo ruqsaddii shaqo kala noqotey kalluumeysato ajaaniib ah

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Somaliland C/laahi Cismaan Jaamac Geel Jire, ayaa sheegay inay kala noqdeen ruqsaddii shirkado ajaaniib ah oo ka kalluumeysan jirey deegaannada Somaliland, oo markii hore ay ruqsad u siiyeen iyaga howshaasi kalluumeysiga ah.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS