Tag: Kabuul

Taliban oo weerar ku qaaday Xarunta Baarlamaanka Afghanistan ee magaalada Kabul

Kooxda Taliban ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar goor dhoweyd lagu qaaday Xarunta Baarlamaanka Afghanistan ee magaalada Kabul, iyadoo dhowr qarax la maqlay.

Dabley weerartay Hotel ajaaniibta ku badan yihiin oo ku yaal magaalada Kapul

Dabley hubeysan ayaa weerar qaatay shan saacadood ku qaaday Hotel ajaaniibta degaan oo ku yaala magaalada Kapul ee dalka Afganistan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS