Tag: Kaah

Burcad dhac iyo dil ka geystay xarrunta shirkadda Kaah ee Boosaaso

Kooxo burcad ah, ayaa shalay duhurkii ku dilay laba ruux gudaha Boosaaso iyagoo dhaawacay mid kale, kadib markii ay gudaha u galeen xarrunta shirkadda Kaah ee magaalada Boosaaso.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS