Tag: KOOFUR

Golaha Wasiirradda Koonfur Galbeed oo la soo dhameystiray

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Ibraahim Lafta-Gareen ayaa soo dhameystiray xubnaha golihiisa Wasiirradda, isaga oo horay u magacaabay 10 Wasiir oo kaliya.

Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Afrika oo feer isla dhacay (Sawirro)

Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Afrika ayaa waxaa dhex maray dagaal gacan ka hadal ah, iyagoo isla dhacay feer, kaddib markii Mucaaradka ay diideen khudbad uu Baarlamaanka ka jeedin lahaa Madaxweyne Jacob Zuma.

Shir madaxeedka Midowga Afrika oo looga hadlayo arrimaha Boko Haram iyo Al-Shabaab

Madaxda Midowga Afrika ayaa shirkoodii 25aad maanta ku yeelanaya magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika oo marti gelinaya shirkan, iyadoo shirkan looga hadlayo arrimo badan oo quseeya qaaradda Afrika.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS