Tag: KHILAAFKA

Isku day lagu doonayey in lagu xaliyo khilaafka Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha oo fashil ku dhamaaday(Warbixin)

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia Danjire Nicholas kay ayaa kulamo la qaatay madaxda ugu sareysa dowlada Somalia isagoo isku dayayey inuu xaliyo muranka siyaasadeed ee soo kala dhex galay madaxweynaha iyo raisul wasaaraha dalka.

Khilaafka dhexmara madaxda oo loo sababeeyey Awooda Siman ee RW iyo madaxweynaha (DHAGEYSO)

Is qab qabsiga madaxda dawlada ayaa waxay ka raaceen kuwii xilkaan uga horeeyey ee dalka soo maray taasi oo dhowr ra’iisalwasaare xilalkoodii ku waayey is fahmi waa kala dhaxeeyey madaxweynihii xilligaasi talada hayey.
HALKAAN KA DHAGEYSO
Valid XHTML 1.0 Valid CSS