Tag: Jubbooyinka

Warar kala duwan oo ka soo baxaya duqeyn Khamiistii ka dhacday Saakow

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya duqeyn khamiistii la soo dhaafay ka dhacday duleedka degmada Saakow ee Gobolka Jubadda Dhexe, iyadoo la sheegay in howl gal qorsheysan ay iska kaashadeen Ciidamo Soomaali iyo Mareykan ah.

Dowladda oo ku baaqday in maamul u sameynta Jubbooyinka loo daayo Soomaalida iyo dowladdooda

Dowladda Soomaaliya, ayaa IGAD iyo Kenyaba ugu baaqday inay faraha kala baxaan maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka, oo loo daayo dowladda Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS